This is the view of Mogadishu International somalia

in Picture A Day4 days ago

This is the view of Mogadishu International Stadium, filled with a vibrant crowd, during a match between two rival Somali 🇸🇴 football teams.

The stadium boasts a seating capacity of 65,000 spectators, making it the largest stadium in East Africa.

Language of somali
Waa aragtida garoonka caalamiga ah ee Muqdisho oo ay soo buux dhaafiyeen dadweyne aad u fara badan, iyadoo ciyaartu ay dhexmartay laba kooxood oo Soomaaliyeed 🇸🇴. Garoonku waxa uu qaadaa 65,000 oo daawadayaal ah, taas oo ka dhigaysa garoonka ugu weyn bariga Afrika.

99pyU5Ga1kwqSXWA2evTexn6YzPHotJF8R85JZsErvtTWYe5nSeoMnqspzT3opMaVxfKUBDAm5XrwYbd7kWH3vyxfaXLuLBG31BFGmjnDSDs9uYCtzwG6oh3Sy8CjtV2dC.jpeg